Bantu American Friendship Association Bantu American Friendship Association
About BafawEducationBafaw Family ServicesBafaw Recreation

Homepage
Somali Bantu People
Community Programs
Contact Information

»» Somalibantu.com
»» Bantusupport.edu
»» Burlingtonpr.com
»» Milwaukeem.com
»» Jiimonet.com
»» Humanrights.com

Shaqada Qoyska

Shaqada Qoyska:


Shaqooyinka uu ururka u qabto qooysaska waxaa ka mid ah:

  • Qof kali ah /Qooyska
  • Shaqooyinka dejinta & guryo raadinta dadka cusub
  • Shaqo Raadinta/Resumes
  • Tarjumaada dhan waliba
  • Caawinidda xagga gaadiidka (reeraha cusub)
  • Maslaxad ka talinta qooysaska
  • Ka warbixinta ururka
  • Caawinaada iyo u doodista ururka
  • Siminaarada iyo Aqoon isweydaarsiga
  • Siminaarada dadka da’da ah (aqoonta & nafaqada)
  • La talinta iyo arimaha maareeynat qoyska
  • Dhallinyarada & Sportiga
  • Isku xeridda waalidka iyo iskoolada
  • Dhibaato kasta oo soo baxda.

Ururkaan, Bafaw, waxuu isku taxaliijinayaa, sidii uu ugu adeegi lahaa bulshada Baantuuga ku noo Maliwaukee iyo nawaaxigeeda.

Qoys ama qof, Bafaw waxuu diyaar u yahay inuu u adeego, islamarkaana waxka qabto, dhamaan baahida noocyadeeda kala duwan, ee la soo dirista bulshda baantuuga ku dhaqan Milwaukee iyo nawaaxigeeda.


About Bafaw | Education | Family Services | Recreation | Contact Us

What's New:
Ururkan mayba ki
dadaalee, inii
abaabulo bulshada
Somali Bantuga !!
Iyo inii bulshada
Bantuga i horseedo
iskuduubnaan....

Board of Directors

Sports and Events

   Copyright © 2006 bafaw.org