Somali Bantu baby born in Milwaukee at St. Joseph Hospital USA and baby's grand mom visits baby in the delivery room.

Dhamaanteen haddaan nahay shaqaalaha ururka bafaw u rajeeyneeynaa cunugaas yar oo ku dhashay cusbitaalka St. Joseph - Milwaukee dhawaantaan - kii dadkiisa, diintiisa iyo dalkiisa anfaca. (Aamiin)